Horumarka ay ku talaabsanayso Technology yada maalinba maalinka ka danbeeya ayaa ah mid xawli ku socda Iyadoo wadamada horumaray ay xooga saaran siday tartan ugu gali lahaayeen dhanka Technology-da Hadaba tartankn maaha mid u dhaxeeya wadamo oo kaliya balse waxa Jira mid ka duwan kaa oo u dhaxeeya aaladaha dadku isticmaalan (Social Media) oo ku hardamaya siday dunida oo dhan u gaadhsin lahaayen Aaladooda una kasban lahaayeen macaamil farabadan
Facebookna waa mid ka mida kuwa ugu caansan isla markaana ay isticmaalaan dadka ugu tirada badan
Hadaba halkan ka akhriso waxkastod uga bahantahay facebook
* Facebook waxa la'aas aasay sanadkii 2004
* Facebook waxa isticmaala bishii dad gaaraya 1.86 billion
* Wadamada dadka ugu badan isticmaalan wa USA iyo Canada
* facebook da'da ugu badan ee isticmaasha wa inta u dhaxaysa 25-34
* Dumarka dunida ku nool wxa isticmaala fb 76% halka raga dunida ku noolna ay ka isticmalan 66%
* halki ilbiriqsi waxa fb samaysta 8 qof halka 15 daqiiqana ay samaystan 7,246 qof
* fb halkii daqiiqo waxa lasoo dhigaa 136,000 sawir iyo 293,000 status halka 510,000 Commentina la bixiyo
* fb waxa ku jira 83 million Ciwaan oo fake ah ama aan u diwaansanayn shirkada fb
* Mulkiilaha iyo aasasaha fb waa Mark Zuckerberg waa maalqabeen reer maraykan ah
* Mark wuxu Jiraa 37 sano wuxuna haystaa hanti gaadhaysa $ 55.96 Billion waana ninka 5aad ee ugu taajirsan dunida
* Mark Zuckerberg ciwaanka uu ku leeyahay fb qofna ma block garaynkaro adi xataa bock ma saari kartid
* Mark wuxu qabaa xanun la dhaho (Clour blind) Midabada qaar banu si fiican u arag waana sababta fb midabka buluuga ah looga dhigay
* Facebook waxa ka shaqeeya shaqalayal gaadhaya 11,000 qof
Fadlan Lawadaag Asxaabtada