Fooro Gacan
Nin iyo Xaaskiisa Ayaa Markay rabaan inay Seexdaan ayna Sameynayaan Hoolgalka Waxey Samaysteen Hadal Afgarasho kaasoo Ah (Calculator -Ka Xisaabta Keen) Sababtoo Ah Maamada waxey laseexataa Gabdhaheeda Odaygana kaligiis Ayaa seexda waxey ka Dul baxayaan Caruurta ay dhaleen,
Habeen Ayaa Odaygii U Baahday Naagtiisii iyada Waxay Lajoogtay Dumar kale intuu Wiilkiisi Yaraa Udiray Ayuu Ku dhahay Hooyadaa Waxad Ku tiraahdaa Calculator-kii Xisaabta Keen, Islaantii Sheekadii Dumarka Ayaa la macaanaatay Waxayna Kii yaraa Ku tiri Orad Usheeg Aabe Caawa Fiidki Hore Baan Raadiyoo Waan Waayay ,Kii yaraa Ayaa Ku Yiri Aabihii Sidii hoyadii u sheegtay, Islaantii Markay Soo Seexan Rabto Ayay Gabadheeda weyn u yeedhay waxeyna Ku Tiri Aabahaa Waxad Ku tiraahdaa Soo helay Calculatar-kii Aad raadinaysay ee makuu keenaa Gabadhii Sidii Ayeey kudhahday Aabaheed Aabo Hooyo Calculatorkii Hadaan Soo Helay Ayee kudhaday, Odaygii kulahaa Aabo Oradoo Hooyo Kudheh Caawa xisaabtu way Fududayd Gacantaanba Kaga Shaqeeyay.

No comments:
Post a Comment